wararka Caalamka

Ruushka iyo Ukraine : Istaraatijiyadda saddexda tallaabo ee Trump ee wada-hadallada nabadeed ee Ruushka iyo Ukraine

Ruushka iyo Ukraine Hadda iska ilow xabbad joojin. Hadafka kaliya ee madaxweyne Trump uu ka leeyahay Ruushka iyo Ukraine dublamaasiyadiisa…

Zelenskyy ayaa u ambabaxaya kulanka muhiimka ah ee Trump iyadoo Mareykanku uu miisaamaya dammaanad qaadka amniga ee Kyiv

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa maanta oo isniin ah shir heer sare ah kula kulmaya Aqalka Cad Madaxweyne Donald Trump,…

Ruushka oo diyaar u ah tanaasul lkin shuruudo ku xiray tanaasulka akhriso

Ruushka ayaa ka tanaasuli doona meelo yar ee la haysto ee Ukrain, Kyiv-na waxa uu ku wareejin doonaa dhulkeeda bari…

Hogaamiyayaasha Yurub ayaa ku biiraya Ukraine Zelenskyy si uu Aqalka Cad ula kulmo Trump

Yurub : Hogaamiyeyaasha Yurub ayaa kula biiri doona madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy kulanka muhiimka ah ee uu la yeelanayo madaxweyne…

- Advertisement -
Ad image