Ciyaaraha Robot-ka Adduunka ee Humanoid Robot, oo ah tartan isboorti oo caalami ah oo loogu talagalay.

hormuudglobal
2 Min Read
Disclosure: This website may contain affiliate links, which means I may earn a commission if you click on the link and make a purchase. I only recommend products or services that I personally use and believe will add value to my readers. Your support is appreciated!
robot

robot-ka qaab bini aadamka, ayaa ka furmay magaalada Beijing Khamiistii

robot Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen dowladda hoose ee caasimadda Shiinaha iyo hay’ado kale, ayaa ku soo beegantay iyadoo dalkaasi uu dadaal ugu jiro sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda robots-ka bani’aadamka.robot

robot
robot

Robot-yo ay sameeyeen shirkado iyo arday ku kala nool 16 wadan oo Japan ay ku jirto ayaa socod ku soo maray goobta uu ka dhacayay xaflada furitaanka.’

@dailymail

The world’s first robot Olympics have officially kicked off in China this week. The three–day event, called the World Humanoid Robot Games, will see humanoid robots from 16 countries compete across a range of events. Read more at DailyMail. #news #china #robot #ai #tech

♬ original sound – ScoobySnackz

Robot ay samaysay shirkad fadhigeedu yahay magaalada Beijing ayaa ka wakiil ahaa tartamayaasha. Waxay ku dhawaaqday inay mustaqbalka u tartami doonaan iyagoo ka faa’iidaysanaya xikmad, iyagoo dhaxlaya rabitaanka bani’aadamka oo ay ku dadaalayaan awoodda sayniska iyo tignoolajiyada.

robot
robot

Robots ayaa markii dambe ka qeyb galay ciyaaro kala duwan. Daawadeyaashii ciyaarta kubadda cagta ayaa qosol la dhacay kadib markii ay isku dhaceen tartamayaasha oo garoonka ku dhex dhacay ka hor inta aan la jiid jiidin.

Tartamo dhameystiran ayaa bilaabanaya Jimcaha. Wadar ka badan 500 oo robots ayaa loo qorsheeyay inay ka qaybqaataan 26 dhacdo oo isugu jira orod iyo garoon ilaa qoob ka ciyaar iyo fanka dagaalka.

Dowladda Shiinaha ayaa raadineysa in ay horumariso heerka robotics-ka bani’aadamnimada ee dalkaas oo ay gaarto heerka ugu sarreeya adduunka marka la gaaro 2027.

TAGGED:
Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *